Dowlad ka tirsan Afrika oo qabatay daroogadii ugu badneyd taariikhda (Sawirro)

Dowladda dalka Senegal, ayaa qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan, taasoo ah nooca loo yaqaano Cocaine. Dalkan ayaa dhaca dhanka galbeed ee qaaradda Africa, iyadoo warkani ay soo tabisay wakaaladda wararka ee Reuters, iyadoo kasoo xiganeysa ciidanka badda dalkani. Culeyska daroogada la qabtey, ayaa gaaraya 2,026kg, taasoo laga soo qabtey Markab ku dhex … Continue reading Dowlad ka tirsan Afrika oo qabatay daroogadii ugu badneyd taariikhda (Sawirro)